DEG-DEG- R/Wasaare Xamze ayaa Maalinta Barii ku wajahan Magaalada Kismanyo ee Xarunta ku-meelgaadhka ee Maamulka Jubaland.
R/Wasaraha, Xubno Kamid ah Golaha Wasirada iyo Xildhibaada Jubaland ayaa halkaas tagaya sida la sheegay,
Waxayna uu socdaan xal uu Heelida Khilaaf uu dhaxeeya Ciidanka Federalka Soomaliya iyo Madaxtooyada Jubaland.
R/Wasaraha ayaa kadib tagii doona Deeganka Bula-Xaaji oo maalmo ka Hor laga Xoreeyay Kooxda AS, wuxuna halkaas kula hadli doona Ciidamadda,
Ciidankan uu Khilaafka kala dhaxeeyo Axmed Madoobe ayaa dhan tiira ahaan 1500 oo laga Keenay Xerada Hiil-Weyne kuwaas oo iskugu jira Ciidankii Eritrea iyo qaybo laga Keenay Gobolada dhexe.
Axmed Madoobe ayaa uu arkay Ciidankan kuwa khatar ku ah is Caleemasarka uu damacsan yahay maadama aysan Dowlada Dhexe, Beesha Caalamka iyo Dalalka Dariska wadanin.
Ciidankan oo markii Hore shirqool loo dhigay ayaa iskaga baxay xeryahi, kadibna Waxaa lagu Hor istaagay Qoryaha waa-Weyn, waxaana lagu amray in ay Hubka dhigaan ooy Magaalada Kismanyo iskugu Taagan, halkaasna ninkii raba in uu gurigooda aado uu maamulku sahayda ka bixin doono,
Balse Dowlada Dhexe ayaa ku wargalisay in ay xeryahooda ku sugnaadan ilaa uu ka iman hayo R/Wasaraha.
Safarkan lama oga in ay qayb ka noqon doonan Taliyaha Ciidanka iyo Wasirka gaashaandhiga.
Ugu danbayn R/Wasare Xamse ayaa arintaas uu tagi doona Magaalada Kismanyo sii uu xal uga gaadho
Source sayyid faahiye
0 Comments